HomeMUQDISHOMadaxweyne Xasan Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Caalamkii Weynaa Sheekh Cismaan Xiddig

Madaxweyne Xasan Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Caalamkii Weynaa Sheekh Cismaan Xiddig

Jul 20 ( xaroobweb.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo  dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cusmaan Xiddig) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Sheekh Cusmaan Xiddig uu ahaa caalim weyn, daaci iyo macalin udub dhaxaad u ahaa barida iyo faafinta diinta islaamka,  isagoo tacab iyo waqti badan galiyay soo saarista culumo aqoon durugsan u leh diinta Islaamka iyo Jiilal waxtar u leh dalkeenna.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.  Alle ha u naxariisto Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud waxa uu ahaa caalim tacab iyo waqti badan galiyay baridda iyo faafinta diinta islaamka, waxaana ka aflaxay culumo badan oo soomaaliyeed oo maanta door weyn ku leh fidinta diinta”

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, sabar iyo iimaanna ka siiyo ehelada Marxuumka, culimaa’udiinka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Previous article
RELATED ARTICLES

News in English

Allergies

About allergies An allergy is a reaction the body has to a particular food or substance. Allergies are very common. They’re thought to affect more than 1 in...
- Advertisment -spot_img
- Advertisment -spot_img

Xulka Allbanaadir

Somalia: The Horn of Africa’s Enigmatic Nation

The Somali peninsula, often referred to as the "Horn of Africa," is home to one of the world's most enigmatic nations—Somalia. This captivating country,...

Allergies

0
About allergies An allergy is a reaction the body has to a particular food or substance. Allergies are very common. They’re thought to affect more than 1 in...
somalia

Somalia Country |Exploring the Rich Culture and History of Somalia

0
Introduction Somalia CountryGeographical and Historical OverviewCulture and TraditionsEconomy and TradeConclusion Introduction Somalia Country Somalia Country, a land of captivating beauty and a storied history, beckons the...

Prime Minister of Somalia Initiates Dialogue to Repair Federal-Puntland Relations

0
Somali Prime Minister Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre reiterated the enduring cordiality between the federal government and the Puntland regional state, despite the recent...
The Rise of City-States

Somalia: The Horn of Africa’s Enigmatic Nation

0
The Somali peninsula, often referred to as the "Horn of Africa," is home to one of the world's most enigmatic nations—Somalia. This captivating country,...